Itoobiya iyo Sudan oo qarka u saaran in ay dagaalamaan iyo Ciidamo xadka lasoo dhoobay

Waxaa sii xoogeesanaya xiisada u dhaxeysa dowladaha Itoobiya iyo Sudan , waxaana hada laga cabsi qabaa in labada dal oo xiriir wanaagsan lahaa sanadihii lasoo dhaafay uu dagaal ka dhax qarxo. War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Dowlada Suudaan ayaa lagu sheegay in ciidamo badan oo katitsan milatariga Itoobiya kasoo gudbeen xadka ayna gudaha … Continue reading Itoobiya iyo Sudan oo qarka u saaran in ay dagaalamaan iyo Ciidamo xadka lasoo dhoobay